Hambalyo Hambalyo
Waxaanu anooga ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkan tahniyad kal iyo laba uga diraynaa Mudane C/Samad Maxamed Cawd Cali iyo Marwo Maryan Saalax Xasan Yuusuf oo arooskoodu ka dhacay cariga ingiriiska magaalada London 23/7/2010 waxaanu ilaahay uga baryaynaa rerkan cusub inay noqdaan qoyskii isku naste isku negaada ubad khayrqaba oo diintooda iyo dalkooda iyo dadkoodaba anfacana kala hela Aamiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiin
Aabe Maxamed Cawad Cali xayd
Hooyo Farxiya seraar jaamac gabalaax
Aabe Saalax Yuusuf Xasan
Hooyo Caasha Dirir Faarax
Hooyo Khaadiija Maxamed Xasan Qaaal
Ayeeyo Maryan Aadan cali( Aaadn caajis)
Ayeeyo Maryan Cabdi
Ayeeyo Cosobo Xaaji Ducaale
Awoowe Seraar Jaamac Gabalaax
Muse Xasan Yuusuf iyo caritiisa
Xuseen xasan yuusuf iyo caruurtiisa
cali Xasan yusuf iyo caruurtiisa
Cawil Xasan Yuusuf iyo caruurtisa
Ilma maxamed Xasan Yuusuf
Dhamaan rer Xaaji Ducale oo dhan
Dhamaan rer caateye oo dhan meel kasto ay jogan
Ilma Maxamuud Faarax
Caaqil Axmed cabdi Yuusuf iyo Dhamaan walaalaha labada lamaane oo kala ah
C/Kariim ,C/Maalik, C/Xakiim ,Ayaanle ,
iyo Aamiira Maxamed cawad cali xayd
Muuna , Mustafe, Xasan Saalax
Deeqa Cabdi ShirwacWaaxaa kaloo tahniyadan tiraya ehelka labada lamaane
Axmed Seraar Jaamac Gabalaax (Joome seraar)
Maxamed Seraar Jamac Gabalaa iyo xaaskisa
Hodon Cabdilahi Cali Suudi
Foosiya Seraar Jaamac iyo carurteda
Sahra Seraar Jaamac iyo caruurteda
Cabdilaahi Seraar jaamac ( Canjeex)
Iimaan Abokor iyo caruurteda
C/Laahi Xirsi jaamac Gabalaax
Khadiija Warsame iyo caruurteda
Safiya Warsame
Ismahaan Maxamed jaamac iyo caruurteda
Sahra Cige Xasan iyo caruurteda
Cawil Cige Xsan iyo caruuurtisa
Maxamed xuseen (Food cade)
C/qaadir Yuusuf jaamac iyo caruurtisa
Ikraan Maxamuud Jaamac iyo caruteda
Cabdi qaadir Caydiid
Iimaan Xirsi jaamac iyo carurtisa
Farduus Xirsi Jaamac Gabalaax iyo caruurteda
Dhamaan eheladan labada laame waxay kala joogaan wadamadan hoos ku xusan sida
Canada , London , Abu dhabi, Swedan, Soomaliya iyo Norge.
waxaa kaloo Tahniyadan diraya qaraabada lamada lamaane oo kala jooga aduunka dacaladiisa
Tahniyadan waxaa soo gudbiyey
Mudane Axmed Seraar jaamac gabalax (joome seraarseraar11@hotmail.com