Hay'adda kaliya ee ka howlgasha gobolka SOOL

 

www.isha.no

 

Gargaarkaaga ku soo hagaaji hay'adda Isha

 

 

 
OGADEN

Madaxyaweynta Dharkayn Geenyo

Garaadka beesha Cabdi Garaad (Qayaad)

 

Garaad Cali Buraale Xassan Shiil

 

Madaxweyne Maxamed Cabdi Xaashi

 

Md. Faysal Cabdi-urur

www.aligas.no

Faisal Aligas

 

The properties planet Ltd.

 

Sawirrada degmada Dharkayn Geenyo

 

Jaamacadda Nugaal

 

 

Wiilasha OGADEN

Somali links

 

  • Allgalgaduud
  • Allpuntland
  • Allsanaag
  • Awdal news
  • Boocame
  • Burucnews.co 
  • Calanka  
  • Ceegaag
  • Dulmane
  • Gabiley 
  • Gedoonline
  • Jidbaale
  • Horseed Media
  • Kismaayo
  • Nugaal media
  • NSUM 
  • Hiiraan
  • Hobyo
  • Ogadenpost
  • Ogaden Tube

  • Qoraxay

  • Riinji
  • Save Ogaden
  • Shabeele
  • Somalifans.net
  • Somalitalk
  • Somaliland.org
  • Taleex Media
  • Wardheer
  • Widhwidh

     

  •  

    Kenyan Newspapers

     

     

     

     

    Dharkayn(29.luuliyo.2010)

    Maamulka Ururka Bulsho ayaa ganafka ku dhuftay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland ee Siilaanyo. "Gobolada SSC waa lahaystaa, dad lahaystana wax wadahadal ah mageli karaan" sidaas waxaa hadalka u dhigay madaxa Ururka Bulsho. 

    Haddaanunahay Ururka Bulsho waxaan ugu baaqaynaa Siilaanyo in uu  sida ugu dhakhsaha badan ulabaxo maleeshiyadiisa.

     

    Afhayeenka, ahna madaxa Ururka Bulsho ee Yurub. Md. Cabdiraxmaan Cali Khaliif.

     

    Dharkayn(29.luuliyo.2010)

     

    SIR CULUS ! Waraysi lalayeeshay Md. Siilaanyo iyo sirta uu fashiliyey ayaa waxa ay dhalisay jahwareer dhanka siyaasadda ah oo kataagan Somaliland.

    Warkii oo dhan

    Puntland: Xildhibaan C/risaaq Garaad Jaamac: Taageeridda SSC dembi ma'ahan. Cidna xil loogama qaadi karo (Dhageyso wareysigii)

     

    Dharkayn(29.luuliyo.2010)

    Xarakada Al-Shabaab oo iska fogaysay in ay ku lug lahayd dagaalkii Puntland. Warkii oo dhan

     

     

     

     

     

    Dharkayn(28.luuliyo.2010)

    Siilaanyo oo beesha Habarjeclo u eexday, una magacaabay 4 wasiir iyo 2 wasiir kuxigeen. Beesha isaaq oo keliya loo magacaabay16 wasiir.

    Warkii oo dhan

    Dharkayn(28.luuliyo.2010)

    Xildhibaanada Xil ka qaadista lagu sameeyay oo kala ahaa Ibraahim Max’ed Guure, Abshir C/casiis Sheekh iyo Cumar Jaamac Suleymaan ayaa waxaa uu sheegay in golaha Wakiilada Puntland ay dacwad ka soo gudbiyeenxer ilaaliayaha guud.

     

    Warkii oo dhan 

     

    Dharkayn(28.luuliyo.2010)

    Jaaliyadda beesha Cabdi Garaad (Qayaad) ee ku dhaqan wadanka dibaddiisa ayaa dooratay hoggaan cusub Faysal Cabdi Gaas, kaddib shir telefoon oo ay beesha iskugu timid. Warkii oo dhan

    Dharkayn Geenyo

    Karin:

    Khasaarihii ugu dambeeyey ee dagaalkii Karin. Warkii oo dhan.

     

    Garoowe:

    Dowladda aynu dariskanahay ha'ogaadeen in aynu cadowga usimmannahay. Dhageyso 

     

    Dharkayn(24.luuliyo.2010)

     

    Hambalyo Hambalyo


    Waxaanu anooga ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkan tahniyad kal iyo laba uga diraynaa Mudane C/Samad Maxamed Cawd Cali iyo Marwo Maryan Saalax Xasan Yuusuf oo arooskoodu ka dhacay cariga ingiriiska magaalada London 23.07.2010.  Warkii oo dhan

     

    Dharkayn

     

    AMISOM: Masuul kamanihin dhibaatada Shacabka Soomaaliyeed ku dhacaysa.

    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(20.luuliyo.2010)

    Guutada Cagadhiig oo ka ruqaansaday fadhiisimadoodii, wacdarana kadhigay dagaalkii lagu miray SNM-ta ee ka dhacay degaanka widhwidh.

     

    Warku wuxuu intaa ku darayaa in dagaalku ahaa mid adag, balse ay magaalada Widhwidh weli gacanta ugu jirto maleeshiyada SNM.

    Dharkayn(15.luuliyo.2010)

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si heer qaran ah loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi. Daawo sawirradii oo dhan.

     

    Xamar:

    Gudoonka mudanayaasha barlamaanka KMG Soomaaliya kulan ay isugu yimaadeen ayaa shaaca ka qaaday in lala xisaabtamo xukuumada KMG ee Soomaaliya.

     

    Dharkayn(14.luuliyo.2010)

    Degmada Dharkayn Geenyo ayaa waxaa soo badanaya dadweynaha soo degaya, iyagoo u xulanaya in magaaldu tahay meel laga heli karo adeega bulshada. Waxayse magaaladu la liidataa degmada oo aan lahayn xarun caafimaad oo dhowaan laga yagleeli doono.

     

    Odayaasha degmada ayaa ugu baaqaya bulshada SSC nabad. Dagaalkana lagu beddelo wadahadal.

     

    Dharkayn(10.luuliyo.2010)

    Guutada Cagadhiig ee uu fadhigeedu yahay degmada Dharkayn Geenyo ee uu hugaamiyo Jen. Cali Fanax ayaa tababar u soo xiray ciidamadiisa. Tababarka ayaa waxaa u weheliyey sidii ay u lahaan lahaayeen asluub wanaagsan iyo ilaalinta nadaamka kaladambaynta ku dhisan ee ciidan.

     

    Waxay maanta dhoolotus si heer saro ah loo soo agaasimay ku mareen bartamaha degmada Dharkayn.

     

    Dharkayn(09.luuliyo.2010)

    Xiisad ka soo cusboonaatay deegaanka Ceelbardaale oo u dhexeysa degmooyinka Dilla iyo Gabiley ee dowlada goboleedka Somaliland.    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(08.luuliyo.2010)

    Xaabsade oo ku baaqay in jabhada SSC xididdada loo Siibo. Wuxuuna kula taliyey Axmed Siillaanyo inuu dhiso dawladd hanata guud ahaan  Somaliland.

    Warkii oo dhan

     

    Dharkayn(08.luuliyo.2010)

     

    Xildhibaan Caasha Cabdalla: "Haddii iyagu Al-Shabaab yihiin, Shariifna waa Al-Shabaab"

     

    Warkii oo dhan

     

     

    Dharkayn(05.luuliyo.2010)

    Dagaal ay iskaga horyimaaddeen Al-shabaab iyo Dowladda KMG ah ee waqooyiga Muqdisho maanta ayaa lagu soo warramayaa in ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 30 qof.

    Vedeo-gan hoose waxaad ka dheehan kartaa sida waxashnimada ah ee loogu dul dagaalamayo maatada. 

    Vedeo Xamar

     

    Dharkayn(05.luuliyo.2010)

    Bile Cabudle Cabdi oo horay u ahaa afhayeenkii isbahaysigii dooxada Jubba ee ka arrimin jiray xarunta Jubbada hoose ee Kismaayo, ayaa waraysi siiyay shabakadda Gedo online, asaga oo ku sugan magaalada Dooloow ee gobolka Gedo.Bile ayaa yiri in ay dagaal u diyaar garoobeen, ayna mar dhow ka kicin doonaan Jubbada hoose kuwo uu ugu yeeray cadwo.

     

    Dharkayn(05.luuliyo.2010)

    Jabhada Xoreynta Ogadeniya ONLF ayaa soo saartay bayaan hambalyo ah oo ku socota ummada Soomaaliyeed guud ahaanteeda kaasi oo ku wajahan munaasabadda 50-guuradarriyada dhulka Soomaaliya.

     


     

    Hambalyo !

    Axmed iyo Anisa Cabdi-urur ayaa waxa uu will (Maxamed Aamiin) ugu dhashay magaalada Birmingham ee carriga Ingriiska. Waxaan EEBBE uga baryeynaa in uu noqdo wiilkii khayr ku soo kordhiya dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisa. Aamiin ..... aamiin !

     

    Ogeysiis! Ogeysiis!

    Madoonaysaa in aad ka iibsato boos, kiraysato ama aad ka'iibsato guri ku qanciya wadanka Kenya meel ay ahaataba. Haddaba gaar oo la xiriir bahda Properties Planet Ltd oo kuu haysa boosas, guryo iib ah iyo kuwo kiro intaba.

    Guji mareegta sare oo ka bogo wixii kaa qanciya.

     

    Dib u eegista taariikhda Soomaaliya: Dr. Saadiq Eenow – Qaybta: 1aad

    Sheikh Saadiq Eenow, oo ah taariikhyahan Soomaaliyeed, dhakhtar iyo macallin... 
     
     

    Cabitaan kahortaga duqnimada:

    Waqooyiga Kuuriya ayaa soo saartay cabitaan loogu magac daray “Super Drink”, kaas oo  kordhinaya unugyada maskaxda isla markaana ka hor tagayo gabawga iyo in maqaar dadku uu kaduuto ama laalaabmo. 
     

    Sii akhri warkii oo ingriis ah

     

     

    Degmada Dharkayn Geenyo

     

    Dugsiga degmada Dharkayn Geenyo iyo ardaydii oo ku jirta fasaladoodii ka dheeho Youtube.

     

    Col. Garam Garam

     

    SSC - News Room (23.06.10)

     

    Laascaanood

    Dhagayso: Heesta "Libdhi maysid laascaanood" iyo saacdo cali

     

    Puntland

    Waraysi - Garaad Cali Buraale oo ku sugan magaalada Garoowe.

     

     

    Halkan ka dhegeyso 

     

    Gobalada SSC

     

    Qeybtii koowaad ee shirkii iyo dhaarintii quusuusiga ee Buurawadal

     

    Qeybtii labaad ee shirka Buurawadal

     

     

     

    SHIRKADAHA SHIDAALKA OO KU SOO HALIILAYA NUGAAL

     

    Qoramadii  oo dhan

     

    Dr. A.A Sheikhdon

     

     

     

    OGADEN: Silent Cry’ Victims of Ogaden Genocide

     

     

     

    Mogadishu in ruins:

    History will tell

    Mogadishu an ancient pre-Islamic city, was once a place where many Somalis sought refuge and a better future.

    Today Mogadishu is in ruins. These gruesome pictures tell the destruction and devestation of Mogadshu. Who is responsible for this destruction beyond imagination?     History will tell

     

    Soomaaliya

    waa lamadegaankii jaxarka, jawrka iyo xakaarka. Qormo taabanaysa xaaladda wadanka Soomaaliya ku suganyahay. Qormadii oo dhan

     

    Yaa u maqan degmada Dharkayn Geenyo ?

     

    Hay'adda Isha oo welwel ka muujisay xaaladda caafimaad darro ee haysata dadka ku dhaqan degmada. Xilliyada roobka oo ay duumadu dadka soo ridato, sababna u noqota in dad badan ay u le'daan daawo la'aan ayaa lagama maarmaan ah in la helo rug caafimaad.

     

    Fadlan nagala qeyb qaado yagleelidda rug caafimaad oo ay yeelato degmada Dharkayn Geenyo. 

     

    Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir; dharkayn@dharkayn.com

    ama post@isha.no .

     

     

    Qaadka/ Jaadka ayaa waxaa laga helay maaddo burburinaysa oo daawo u ah cudurka kansarka, gaar ahaan kansarka ku dhaca dhiigga.  Warkii oo dhan

    Warbixintan oo Ingiriis ah: -Akhriso

     

    Isha Development Committee Hay'adda Isha ayaa waxa ay xil weyn iska saartay kor u qaadista tayada waxbarasho ee dugsiga Dharkayn Geenyo, Docmo iyo tuulooyinka ku xeeran.

    Haddab kadheeho waxqabadka hay'adda Isha iyo ardaydii oo ku jirta fasaladoodii halkan Youtube.

     

    Fadlan ka qayb qaado ololaha waxabarsho ee laga wado degmooyinka Dharkayn iyo Docmo. www.isha.no

     

     

     

     

     

     

     

     

    Dharkayn Geenyo